|

Afhayeenka Xisbiga WADDANI oo u Jawaabay Madaxweynaha Somalia Dareenkiisana Ku Cabiray Qaabkii Muqdisho looga Xusay Munaasibada 26 June DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xildhibbaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa adag uga hadlay xafladdii 26ka Juun ee lagu qabtay magaalada Muqdisho isaga oo sida oo kale na jawaabo kulul ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha dalkaasi isaga oo sheegay in siyaasiyiinta dalka Somaliya ay ku nool siyaasad aan ku dhisneyn xaqiiqo balse ay ku dhex nool hawo iyo waxyaabo aan xaqaa’iqa ku fadhiyin.

Comments are closed