|

Hargaysa: Kulan Lagu axadhayay Hirgelinta Mashruuca Hannaanka Casriga ah ee Hab Xisaabeedka Dawlada DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda maaliyada Md Axmed Xaashi Cabdi ayaa ka qaybgalay kulan lagu gorfaynayo sidii loo hirgelin lahaa mashruuca hanaanka casriga ah ee hab xisaabeedka dawlada.

 

Comments are closed