|

“Innaga, Qofku Intuu Wixii Ummadda Qaato Ayuu Odhanayaa Waan Soo Xajayaa,Waa in La Bixiyo Sakaatul Fidriga..” Sheekh Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay bixinta Zekaatul-fidriga oo ku waajibtay Qof Kasta oo ka mid ah Muslimiinta.

Sheekhu wuxuu faahfaahin ka bixiyey Ujeeddooyinka loo waajibiyey isagoo soo xiganaya Axaadiista Rasuulkeenna Muxamed (CSW), inta uu Qofku bixinayo, Xilliga la bixinayo iyo waxa Qofku uu dhanka ILAAHAY kaga helayo.

Comments are closed