Masrixiyad Ku Saabsan Khuraafaadka ay Somalidu ka Aaminsan Tahay Laylatul Khadarka DAAWO oo Ha Qoslin
Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Tobanka Cisho ee u danbeeya Bisha barakaysan ee Ramadaaan Waxaa ku Jira Habeen ka khayr badan Kun Sannadood Waa Habeenka Laylatul Qadri Kaas oo Nebigeenii Muxamed NNKH uu u banbixi jiray Citikaaf iyo Cibaado badan Maadaama habeenkaasi uu Fadli badan leeyahay Isla Markaana ummada Islaamka uu Nebigu ku dardaaray inay la Yimaadaan alle ka Cabsi.
Hadaba Somalida ayaa in badan oo ka Mid ahi waxay aaminsan Yihiin Sheekooyin Khuraafaad ah Iyagoo u Maleeya in Laylatul Qadrigu uu iska soo dhigo Qof bani aadam ah.