|

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Nin Dalka Keenay Kabo Magaca Ilaahay Ku Qoran Yahay DAAWO

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay nin wadanka keenay kabo magaca Illaahey ku qoran yahay.

 

Badhasaabka gobolka Maroodijeex Cabdillaahi Gaanuux Buraale ayaa arrintaasi ka hadlay waxaanu yidhi “Way jirtay arrintaasi waxaanu ahaa nin ganacsade ah oo isaga laf ahaantiisu aanu ogeyn oo si khaldan ay uga dhacday wasaarada diinta iyo aw-qaafta ayaana ka hawl gashay”

Comments are closed