Suldaan Si Cad Uga Soo Hor Jeestay In Dib Loo Furo Dastuurka Somaliland Iyadoo Lagu Casuumayo Kooxda Khaatumo DAAWO
Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Kadib Shirkii Wada Hadalada ee u dhexeeyay Somaliland Iyo Khaatumo ayaa Lagu Sheegay in Sii Socoshada Wada hadaladu ay qayb ka tahay Sidii Loo furi lahaa Distoorka Somaliland Si wax ka bedel Iyo Kaabis loogu Sameeyo