|

‘’Halka ay Danteenu Ku Jirto ayaynu Taageeraynaa Waayo Waxaynu nahay Dal Mana noqon Karno Dhex Dhexaad’’ Gudoomiyaha Golaha Guurtida DAAWO

Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Xukuumadda Ku taageeray go’aankii ay ka qaadatay Khilaafka ka taagan dalalka Gacanka Cadmeed ee Ku wajahan Cuno qabataynta lagu soo rogay dalka Qatar.

Comments are closed