Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Ardey Tartanka Qur’aanka Kaga Qayb Gashay Jabuuti DAAWO
Hargaysa 15. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil C.laahi Axmed ayaa ka hadlay Arday Reer Somaliland ah oo ka qayb galay Tartan Waddamo badani ka soo qayb galaan oo Ku saabsan Xiftiga Qur’aanka Kariimka ah oo uu Soo qaban qaabiyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Kaas oo ay Somaliland Laba Jeer ka qayb gashay Isla markaana Kaalmaha hore ay ka soo gashay.