|

Madaxweyne Gaas oo Ka Hadlay Dagaalkii Ka Dhacay Puntland+ Hanjabaado iyo Qeylo-dhaan uu Soo Direy DAAWO

Garowe 10. June 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha maamul goballeedka dawladda Puntland, ayaa ka hadlay weerar ka dhacay Puntand oo sababay dhimasho badan iyo weli ba dhaawaco nafo kale oo isku gu jira dad rayid ah iyo ciidamada dawladdaasi. Madaxweyne Gaas, waxa uu tacsi u direy eheladdii ay dadkaasi ka geeryoodeen, waxaana si adag u cambaareeyey weerarkaasi oo uu sheegay in ay soo qaaday kooxda Alshabaab.

 

Comments are closed