Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt Land oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Xukuumadiisa Akhri
Garowe 05. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku magacaabay masuuliyiin cusub.
Wareegtada ka soo baxday Gaas oo lagu magacaabay wasiiro, wasiir ku-xigeeno iyo wasiiru dowleyaal cusub oo ka mid noqonaya maamulka Puntland ayaa u qorneyd sidatan:-