|

Ugu yaraan Lix ruux ayaa u geeriyooday cudurka shuban-biyoodka gobolka Awdal 776 Way u Jiifaan DAAWO

Boorama 05. June 2017 (SDN/QJ):- Cudurka Shuban Biyoodka ayaa Lagu Soo Waramayaa inuu Ka Dilaacay Gobolka Awdal Kaas oo Wararkii u Danbeeyay ee Mas’uuliyiinta Caafimaadka ee Gobolkaasi ka soo baxay ay Sheegayaan inay u Geeriyoodeen ilaa Lix Qof In Ku dhow Kun Qofna ay u Jiifaan.

Comments are closed