|

Nin u Dhashay Somaliland oo Sheegay in Qaab Cunsuriyad ah ay Ula Dhaqmeen Maamulkii Dekeda Berbera Iyo Fariin uu u diray Madaxweyne Siilaanyo DAAWO  

Washington 04. June 2017 (SDN/QJ):- Nin ka Mid ah Muwaadiniinta Somaliland ayaa ka Hadlay Dhacdo uu Sheegay inay Tahay Mid ka soo Hor Jeeda Distoorka Somaliland oo ka soo Wajahday Dekeda Berbera oo uu Aabihii Mudo dheer ka shaqayn Jiray Hasa Yeeshee Loo diiday inay Caruurtiisu ka shaqeeyaan.

Comments are closed