Safiiro Ka Socda Dawlada Holland oo Socdaal Ku Yimid Somaliland Iyo Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan oo Kulan dhex Maray DAAWO
Hargaysa 02. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Dib-udejinta Ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal Ayaa Xafiiskiisa Ku qaabilay wafti Sare Oo Ka socda Dawladda Holland.
Waftigan uu hogaaminaayo Safiirka dawladda Holland u fadhiya Dalka Kenya waxa ku wehelinaayay Safiirka dawladda holland u qaabilsan Somaliland Iyo Somalia Miss elin.
Kulankaasi ayay labad dhinac kaga wada xajoodeen sidii Dawladda Holland Somaliland Ugala shaqayn lahayd dib-udejinta Dadka barakacayaash ah.