|

Qoraa Maxamed Cabdi Daa’uud oo Si adag u Naqdiyay Sheekh Cabdull Xaq oo Magaalooyinka Hargaysa Iyo Balli Gubadle ka Wada Dabiib Jinka,Sixirka Iyo Isha DAAWO

Hargaysa 29. May 2017 (SDN/QJ):- Qoraa Maxamed Cabdi Daa’uud Waa aqoon yahan reer Somaliland Isla Markaana aqoon durugsan u leh Culuunta Diinta iyo Ta Maadiga ah Wuxuu Si Xeel dheer uga Warbixiyey Sheekh ka Yimid Magaaladda Boosaaso oo dadka ka Daweeya Xannuunada Jinka,Sixirka Iyo Isha.

 

Dr:Maxamed Cabdi Daauud waxa uu yidhi jinku dadka ma galo laakin waa jiraa waxa uu yidhi oo kale ‘’Jinku maxaa uu u gali waayey taajirka aqoonyahanka siyaasiga Dactorka Professorka wasiirada wali ma aragtay intaasi aan soo sheegay oo jin galay markaasi jin dadka galaa majiree aniga iigu yeedha jinka addunka ku nool oo dhan ha i galee’’.

 

Comments are closed