|

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u Fidiyey Sama-fale/Wariye Cabdimaalik Sh. Muuse Coldoon AKHRI

Hargaysa 25. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa cafis u fidiyey Sama-fale/Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo muddooyinkii dambe ku xidhnaa jeelka weyn ee Hargeysa ka dib markii lagu soo eedeeyey in uu sameeyey falal liddi ku ah qaranimada Somaliland isla mar ahaantaana uu ka qeyb-galay ololahii siyaasaddeed ee Madaxweynaha dalka Somaliland Mr.Farmaajo uu ku fuulay kursiga Madaxtinimo ee dalkaasi.

Comments are closed