Xukuumadda Somaliland oo Diiday Mucaawino Lacageed oo Dhan 2 Boqol oo Kun oo Dollar oo Dawladda Federaalku kaga qayb qaadanayso Ka Soo Kabashada Abaaraha & Weriye Cabdi Maalik Coldoon oo La Sii daayay DAAWO
Hargaysa 25. May 2017 (SDN/QJ):- Fadhigii Maanta ee Golaha Wasiiradda Somaliland oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Golaha Wasiiraddu Waxay Ganafka ku Dhufteen Qaadhaan Lacageed oo Dhan Laba Boqol Oo Kun oo Dollar oo Dawladda Federaalku Somalia kaga qayb qaadanaysay Gurmadka ka soo Kabashada abaaraha.