|

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland oo Ku Talaabsaday Musuq Maasuq Ku Wajahan Is daba Marin Shaqaale Shaqo Loo Tartamay ku Guulaystay DAAWO

Hargaysa 25. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Sharmaake Axmed Muxumed ayaa Duudsiyey Muwaadin u Tartamay Shaqo ku Saabsan Mashruuca Dib Habaynta Shaqaalaha Dawlada Kaas oo Guushiisa Laga Sheegay Telefishanka Qaranka Somaliland Sidoo Kalena Lagu Baahiyey Qaar Ka Mid ah Wargaysyada ka soo Baxa Caasimadda Hargaysa.

Mustafe C.raxmaan Habane Waa Wiillka ay Ku Dhacday Caddaalad Daradu

Mustafe C.raxmaan Habane ayaa ka soo gudbay dhamaanba Imtixaanadkii ay Hay’ada Shaqaalaha Dawladu Ka Qaaday.

Comments are closed