|

Xukuumadda Federaalka Somalia oo Ku Eedaysay Maamul Goboleedka Punt Land inay Ka Baxeen Heshiis ay Wada Galeen DAAWO

Muqdisho 23. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cabdi Xaashi ayaa ku eedeeyay maamul goboleedka Puntland in ay fashiliyeen shir muhiim ahaa oo ay uga qeyb gali lahaayeen Jaziirada Seychelles.

C/raxmaan Cabdi Xaashi ayaa sheegay in ujeedka shirka Seychelles uu ahaa in lagu saxiixo heshiiskii qabyada ahaa ee la gaaray, maamulka Punt land  ayaana la sheegay in ay diiday ka qeyb galka shirkaasi iyo waxii kasoo baxa.

Comments are closed