Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaaleha Dawlada Oo Ku Dhawaaqey Natiijada Imtixaankii Shaley Lagaga Qaaday Magaaladda Laascaanood 30 Jago oo Ka Bannaan Laamaha Dawlada DAAWO
Laascaanood 21. May 2017 (SDN/QJ): Gudoomiyaha Haayada Shaqaaleha Dawlada Mudane Sharmaake Ahmed Muxumed Geele Ayaa Si Rasmi Ah U Soo Dhajiyey Natiijada Imtixaankii Maalintii Shaley Ahayd Ay U Fadhiiteen Dhalinta Aqoon Yahanka Ah Ee Soo Xareystay Cv Yada Sodonkii Kaalmood Ee Ay Hore U Baahisey Hayada Shaqaalaha Dawladu.