|

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Ka Hadlay Xuska 18 May,Maalgashiga Somaliland,Horumarka la gaadhay,Qabyada Jirta,Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo uu amaanay Iyo Fariin uu u diray Dawladda Federaalka Somalia DAAWO

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Qiimaha ay Shacabka Somaliland ugu Fadhido Xuska Maanta loo dabaal degayo ee 18 May Waxa uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe u Mahadnaqay Maalgelinta ay Imaaraadku ka hirgaliyeen Somaliland,Sidoo Kale wuxuu xusay guulaha ay Somaliland gaadhay mudada 26 ka sanno ah ee ay Xorta tahay,Isagoo fariin adagna u diray Dawlada Federaalka Somalia.

Comments are closed