|

Xildhibaan Hore oo ka Tirsanaa Golaha Deegaanka Hargaysa Kuna Guul daraystay Inuu Mar Kale Ku Soo Laabto Golaha Deegaanka oo Shaaciyey inuu Ka Baxay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI  DAAWO

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Oday Xasan Cabdi Muxumed (Xasan-Xaydh) oo ka mid ah Siyaasiyiinta Caanka ah ee Reer Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in isaga iyo Taageerayaashiisu ka baxeen Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI.

Xasan-Xaydh oo Shir-jaraa’id ku qabtay Huteelka Xaraf ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Wada-tashi ay isaga iyo Taageerayaashiisu Muddo-dheer wada lahaayeen ka dib, Go’aansadeen inay ka baxaan Xisbiga WADDANI oo uu ka mid ahaa Tan iyo Xilligii la aasaasay.

Comments are closed