Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo Arday Kasta Ku soo Rogtay Inuu Munaasibadda 18 May bixiyo Lacag Loo Xadiday DAAWO
Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Ayaa Shaacisay Qaabka Ay Dugsiyadda Waxbarasho Ee Dalku Uga Qayb Qaadanayaan Qaadhaan Ururinta Loo Samaynayo Bulshada Somaliland Ee Ku Tabaalowday Xaalada Abaareed Ee Dalka Soo Martay