Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Oo Ka Hadlay Qorshaha Lagaga Bixi Karo Sicir Bararka DAAWO
Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Wuxuu ka mid yahay Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ee Ku abtirsada Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxa uu si qoto dheer u sharaxay Sicir bararka ka taagan Suuqyada Somaliland ee Saamaynta Ku Yeeshay Nolosha Mujtamaca Somaliland.