Mas’uul Ka Tirsan Xukuumadda KULMIYE Oo Daaha Ka Feydey Musuq-maasuqaa Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Kulmiye DAAWO
Hargaysa 15. May 2017 (SDN/QJ):- Mas’uul ka tirsan Xukuumadda KULMIYE ayaa si cad uga marakacey Musuq-maasuq uu ku Eedeeyey Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Iyo Dowlada Siilaanyo.
Mas’uulkan ayaa sheegey qof kasta oo ka taga xukuumadda uu ku kaco musuq-maasuq.