Odayaal Iyo Waxgarad Ka Tirsan Beesha Koonfurta Hargaysa oo Sheegay in Xafladii Kulmiye u Qabtay Taageerayaal Ku Soo Biiray aanay Beel ahaan Ku Jirin DAAWO
Hargaysa 15. May 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Odayaal iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Beesha degta Koonfurta Caasimadda Hargaysa ayaa ka fal Celiyey Dad badan oo uu Xisbiga Kulmiye u qabtay Xaflad ay ku Muujinayeen inay Taageero buuxda u hayaan waxayna xuseen in aanay Jirin Wax Taageero ah oo ay u hayaan Xisbiga Kulmiye Iyagoo Xusay inay ka Tirsan Yihiin Xisbiga Ucid.