Xoghayaha Guud ee WADDANI oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Go’aankii ay Ku Baajisay Xuska 18ka May DAAWO
Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, ayaa dhaliilahii ugu adkaa ku ganay Madaxtooyada Somaliland isaga oo ku dhaliilay go’aankii ay ku baajisay qabashada xuska 18ka May, waxaana uu tilmaamay in arrintaasi ay dhabar jab ku tahay qaranka Somaliland.