|

Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo Hore uga Digay Dooda Dr.Bulxan ee Tegitaanka Muqdisho DAAWO

Hargaysa 08. May 2017 (SDN/QJ):-Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ah siyaasiyiinta waaweyn ee Somaliland, ayaa wakhtiyo sii horreysay isaga oo la hadlaaya qaar ka mid ah warbaahinta, waxa uu si adag uga digay in aqoonyahan wakhtigaasi dalka Turkiga kaga qeyb-galay wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya ay furan wada halaq oo sababta in cid aan loo igman wada-hadaladdaasi ay dhinaceeda iska qabsato sida haatan taagan ee Dr.Bulxan ugu baaqey in uu muxaadaro ku saabsan gooni isu taaga Somaliland uu ka soo jeedinaayo Muqdisho balse wakhti xaadirkan ay dawladdu ka hor istaagtay.

Boobe Yuusuf Ducaale oo arrintan aragti dheer ku eegay sanado ka hor, ayaa waxa uu tibaaxay in haddii wada-hadalada ay ka qeyb-galaan cid aan sharcigu u banneynin ay sababi doonto in qof kasta uu iskiii ugu magac doonto Somaliland iyo qadiyaddeeda oo khatar gelin karta qaranimada Somaliland.

 

DAAWO, Mujaahid Boobe oo arrimahaas ka hadlaaya,

Comments are closed