|

Maamulka Jaamacadda Camuud oo Nidar Ku Maray inay Maxkamad la Tiigsan doonaan Wasiirka Waxbarashadda Somaliland DAAWO

Boorama 08. May 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Sare ee Jaamacadda Camuud oo ahayd Jaamacadii ugu Horaysay ee Somaliland laga Furo Sannadkii 1998kii ayaa si adag u beeniyey Hadal ka soo yeedhay Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo sheegay in Jaamacadu ay ku kacday Musuq maasuq la xidhiidha arday Komiishanka doorashooyinku u qaadanayeen Hawlgalka qaadashada iyo Bixinta Kaadhka Codbixiyeyaasha.

Comments are closed