|

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Xayiradii Ruqsadda Ka Qaadey Jaamacad Ay Hadda Ka Hor Ruqsadda Kala Noqotey DAAWO

Hargaysa 07. May 2017 (SDN/QJ):-Cabdillaahi Ibraahim Habane Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa sheegey in wasaaradda waxbarashadu ka noqotey mid ka mid ah jaamacado ay dhawaan ruqsadii waxbarasho kala noqotey.

Jaamacadan ayaa waxaa uu sheegay wasiirku in ay tahay Togdheer University , balse waxaa uu shuruud kaga dhigay in ay magaca bedelaan oo ay dib u qaatan warqad cusub oo u sharciyeynaysa jaamcadooda.

Comments are closed