|

Maamul Goboleed Ku Hanjabay In A Ka Fiirsan Doonaan Xadhiidhka Kala Dhaxeeya Dowlada Federaalka AKHRI

Hirshabeele 07. May 2017 (SDN/QJ):- Kulan deg deg ah yeesheen golaha Wasiirada Maamulka Hirshabelle uuna shir gudoominayay Madaxweynaha maamulkaasi ayaa looga hadlay xiisada siyaasdeed ee u dhaxeysa dowlada Federaalka iyo maamulka Hirshabelle.

 

War kasoo baxay Maamulka Hirshabelle ayaa lagu sheegay in dowlada Federaalka ay faraglin ku heyso maamulka Hirshabelle , waxaana warkan lagu sheegay hadii aysan dowlada Federaalka faragalinta ay ku heyso maamulkooda aysan ka deyn in ay ka fiirsan doonaan xariirka kala dahxeeya.

Comments are closed