“Go’itaanka Somaliya Aanu Ka Go’ney Kumeynu Khasaarin Ee Waynu Ku Badhaadhney,Waxaan aaminsanahay in Dawladihii Soo Maray Somaliland aanay Aqoonsi raadinta Sidii La Rabay… “Xildhibaan Obama DAAWO
Hargaysa 05. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo Ku Magac dheer Obama Kana Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in 25 Sanno ee Somaliland ay baadi goobaysay aqoonsiga aanay ka dhignayn Mid Khasaare u ah Shacabka Somaliland ee Go’aansaday inay ka go’aan Somalia Waxaanu Xusay in dawladihii u kala danbeeyay Somaliland aanay sidii la rabay uga hawl galin Citiraaf raadinta Somaliland.