Wejigii Kowaad ee Bixinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha oo Gobolada Awdal Iyo Saaxil ka soo Dhamaatay DAAWO
Berbera 05. May 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka mida Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa si rasmiya ushaaciyey inay soo dhamaatay wajigii koobad ee qaadashay kaadhka codbixinta ee ka socotay degmaayinka iyo tuulooyinka gobolka Saaxil iyadoo ay Sanaaduuqdii Soo Gaadheen Xarunta Gobolkaasi ee Berbera.