Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Dalka Denmark Iyo Ujeedadda Socdaalkooda DAAWO
Hargaysa 03. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo xoghayaha Danmark, Mr Martin Bille Hermann iyo Safiirka Denmark Ms. Mette Knudsen.