”Baayac Mushtarigu Waa Xor Waxaanan u Yeedhaynaa Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta” Gudoomiyaha Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda DAAWO
Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda Somaliland Xildhibaan Cumar Sanweyne ayaa ka hadlay in Shirkad Gaar ah lagu wareejinayo adeega korontada ee dalka.
Hadalka Gudoomiyaha Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda ayaa ka danbeeyay Cabasho ay Gudidiisa u Gudbiyeen Shirkado ka Mid ah Kuwa adeega Korontada bixiya.