|

‘’Somaliland Kama Qayb galayso Shirka London Waayo Ma Khuseeyo oo Somalia ayuu Gaar u Yahay Waxaan uga Digaynaa Hay’adaha Iyo Ganacsatada Somaliland’’ Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Xaaji Cali Shire ayaa Sheegay inaanay Somaliland ka qayb galayn Shirka ka dhacaya Magaaladda London Horaanta Bisha Bisha May ee lagaga hadlayo arrimaha Somalia.

Wasiirka Arrimaha Dibaddu Waxa uu Xusay in Shirkaasi uu Gaar u yahay Somalia Isla Markaana ay Somaliland hore u diiday ka qayb galka Shirkan iyo Kuwo Kale oo ka Horeeyayba Wasiirku waxa uu Fariin Digniin ah u Diray Hay’adaha Samo Falka iyo Ganacsatada Somaliland.

Comments are closed