Xoolo Dhaqato Ku soo Hayaantay Degmadda Sheekh Iyo Qaylo dhaanta Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Ka Berbera DAAWO
Sheekh 27. April 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Saaxil,Ka Degmadda Berbera Iyo Mas’uuliyiin Ka Socday Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha ayaa Soo Kormeeray Deegaano ka Tirsan Degmadda Sheekh oo ay Ku Sugan Yihiin dad ay soo Baro Kicisay Xaalada abaareed ee dalka ka Taagan.