Dawlada Hoose ee Hargaysa oo 90 Cisho Gudahood Laba Xoghaye Loo Magacaabay DAAWO
Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):- Shaqaale Weynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa Casuumad Sharafeed Waxay Ku Maamuuseen Xoghayaha Cusub ee Dawlada Hoose ee Hargaysa Cali Xasan Cawaale oo ka Mid ahaa Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradaasi.