|

Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Saaka Kulan Yeeshey Guddoomiyaha Baanka Iyo Nuxurka Kulankaasi DAAWO

Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Naasir Cali Shire,isla markaana ah Gudoomiyaha guddiga ilaalinta iyo dabagalka Hantida Qaranka Somaliland ee golaha Wakiilada Somaliland oo uu hoggaaminayey guddidaasi ayaa saaka kulan la yeeshey guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland.

Kulankan oo ka dhacay xarunta golaha wakiilada Somaliland ayaa intii kulankaasi uu socdey ay saxaafaddu dibed joog ka ahayd,waxaana markii uu kulankaasi soo dhammaadey faahfaahin ka bixiyey nuxurka kulan ay maanta la qaateen masuuliyiinta Baanka dhexe ee Somaliland iyo qodobada ay ka wada hadleen guddoomiyaha guddidaasi Xildhibaan Naasir Cali Shire.

Comments are closed