Xildhibaan Nac Nac oo Madaxweyne Siilaanyo ka Dalbaday inuu Dalka Ku Soo Rogo Xaalad Deg Deg ah DAAWO
Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ee aadka Ugu dhow Qasriga Madaxtooyadda Somaliland ayaa Sheegay inay Waajib Tahay in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Dalka ku Soo Rogo Xaalad deg deg ah.