Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Sucuudiga oo Qaadhaan Lacageed Ku Wareejiyey Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO
Hargeysa 16. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed ‘’Cali Mareexaan’’ ayaa Deeq Lacageed ka Gudoomay Jaaliyada Somaliland ee dalka Sucuudiga taas oo ay kaga qayb qaadanayaan Dhismaha Jidka Ceerigaabo.