Macallimiin Wax ka Dhiga Jaamacado ku Yaala Hargaysa oo Shaqadoodii Ku Waayay Kadib Markii ay Taageereen Urur Diimeedka Al Saadicuuna Bil Xaq DAAWO
Hargeysa 15. April 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Macallimiinta Jaamacado ku Yaala Magaaladda Hargaysa ayaa Shaqadii ay Hayeen Waxaa Looga eryay Kadib Markii ay Sheegeen inay Ka Mid Yihiin Urur Diimeedka Al Saadicuuna Bil Xaq.