|

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Hadal La Yaab leh ka Jeediyay Munaasibad uu Madaxweyne Farmaajo & Raysal Wasaare Khayre Goob Joog ka ahaayeen DAAWO

Muqdisho 13. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada ugu caansan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qosliyay Madaxweynaha iyo Raisul wasaaraha Somalia oo si wada jir ah uga qeyb galay munaasabad lagu xusayay maalinta ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed .

 

Xildhibaan Dalxa oo aad u kaftan badan ayaa sheegay in Baarlamaanka uu ka midka yahay , ay mar kaste asixiyaan wax kasta oo kaga yimaada dhanka Madaxweyne Maxamed Farmaajo iyo Raisul Wasaare Xasan Cali Kheyre .

Comments are closed