Sheekh Maxamed C.Umal Oo Tafaasiil Qoto Dheer Ka Bixiyey Mabaadiida Ay Aaminsan Yihiin Urur Diimeed Dhawaan Lagaga Dhawaaqey Dhulka Soomalida DAAWO
Nairobi 14. April 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomalida ugu caansan dadka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga hadley nooca uu yahay urur diimeed dhawaan lagaga dhawaaqey dhulka Somalida isla markaana taageero looga muujiyey oo la magacbaxey Assadicuuna Bilxaq.
Sidoo kale sheekha ayaa waxaa uu ka hadley mabaadiida ay urur diimeedkaasi aamisan yahiin iyo waxaa uu hadafkoodu yahay.
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa faah-fahain qoto dheer ka bixiyey sidii ay ku aas-aasmeen kooxdan urur diimeedka cusub iyo bilowgii goortii lagu dhawaaqey.