|

Wasiirka Waxbarashada Somaliland Iyo Komiishanka Tacliinta Sare oo Kormeer ku Maray Dugsiyo iyo Jaamacad Hargaysa Ku Taal & Waxyaabihii ay Kala Kulmeen DAAWO

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Mudane C.laahi Ibraahin Habane ayaa Kormeer ku soo Maray qaar Ka Mid ah Jaamacadaha ka Furan Caasimada Hargaysa.

Comments are closed