‘’Wakhtigii Ingiriisku Dalkeena Imanayay Waxaa Heshiis Lagula Saxeexday Saan, Dadkii Wakhtigaasina Way Ogaayeen Nasiib Daro Qarnigii 21 aad Inagoo Ku Jirna Ma Ogin Heshiiska aynu la Saxeexanay Imaaraadka,Wasaaradda Warfaafintuna Waxay ahayd..’’ DAAWO
Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Cabdilaahi Ducaale Dahab oo ka Mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ka Hadlayay Madal ay Madaxda Xisbiyada Qaranka Su’aalo ku Weydiinayeen Qaar ka Mid ah Ardayda ka qallin Jebisay Jaamacada Hargaysa ayaa soo Bandhigay Galdaloolooyinka Muuqda ee Xukuumadda Talada haysaa ay Samaysay ee Saamaynta Culus ku leh Nolosha bulshada Somaliland.