|

Xisbiga Ucid oo u Jawaabay Maayaradda Berbera Iyo Gebilay Mar Kalena Shaaciyey in Gudoomiye Faysal Mar Afaraad uu Tartamayo Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 08. April 2017 (SDN/QJ):- Madax Sare oo ka Tirsan Xisbiga Caddaalada iyo Horumarka ee Ucid oo Shir Jaraa’id Maanta Ku qabtay Xarunta Xisbigaas ee Magaaladda Hargaysa ayaa ka fal Celiyey Eedayn ay Gudoomiyaha ahna Murashaxa Xisbiga Ucid u soo Jeediyeen Maayarada Magaalooyinka Berbera iyo Gebilay oo Xisbigu Dacwad ka dhan ah u Gudbiyey Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda iyo ansixinta Xisbiyadda Qaranka.

Comments are closed