Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka Hadlay Hankiisa Siyaasadeed Gudoomiye Cirro dabadii,Diidmadiisa Heshiiska Saldhiga Berbera & Mus danbeedka Xisbiga Waddani Waxa ka jira DAAWO
Hargaysa 05. April 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Isaga Iyo Gudoomiye Cirro ay Socdaal ku Marayaan dalal ka Tirsan Qaarada Yurub ayaa ka hadlay Halka uu Hankiisa Siyaasadeed marin doono Gudoomiye Cirro dabadii.
Waxa uu ku adkaysatay in Heshiiska Saldhiga Mileteri ee Berbera laga siinayo Imaaraadka inuu khatar ku yahay Jiritaanka Somaliland maadaama aan la keenin wax Heshiis ah.