|

Cudurka Shuban Biyoodka oo Heerkii ugu Sareeyay Ka Maraya Deegaanadda Somaliland Iyo Tirada u dhimatay Ilaa hada DAAWO

Hargaysa 05. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaanno ka tirsan golaha baarlamaanka somaliland ayaa sheegay in tirada dadka u dhintay cudurka shuban biyoodka ay sare u kacday, isla markaana sida ay shegeen ay yihiin Sagaashan qof ilaa haatan dadka cudurkaasi dilay

Comments are closed