|

“Haddii Aan Deg-Deg Wax Looga Qaban,Afarta Wasiir Iyo Afarta Caaqil Ee Gobolka Daad-madheedh Hoosta Iska Xidhay Wax Laga Qoomameeyo Ayaa Dhici Doona” DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wax-garadka iyo cuqaasha gobolka Daad-madheedh oo warfidiyeenada la hadlayey ayaa go’aan adag ka qaatay arrinta sahaminta iyo qodista shiidaalka ee deegamadaasi ay xukuumaddu ka wado.

Cuqaashan ayaa waxay sheegeen inaanay wax sahim shidaala oo laga sameynayo gobolkooda iyo deeganada ku xeeran aanu jirin.

Cuqaasha oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa hadalladoodii ka mid ahaa “Way afduuban yihiin waxaana afduubay cid qarax ku sameysa gobolka, haddii aan deg-deg wax looga qaban, oo aydaan naga soo gaadhin, afarta wasiirka iyo afarta caaqil ee gobolka hoosta iska xidhay wax laga qoomameeyo ayaa dhici doona”

Comments are closed