|

Dib U Milicso Fadeexadii Madaxwayne Siilanyo 9 Sano Ka Hor Sameeyey+Oo Uu Maanta Dib U Soo Celiyey+Khudbadihii Uu Barigaa Ku Diidanaa Sahaminta Shidaal Baadhista Iyo Tan Maanta Taagan DAAWO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Ayaa Maalintii doraad Ahayd Waxa Uu Magaalada Burco Ka Daah  Furay  Mashruuca Sahaminta Shidaalka Oo Uu Sheegay In Dhawaan Laga Bilaabi Doono Dhamaan Gobalada Somaliland Oo Ay Ugu Horayn Doonaan Gobalada Maroodijeex  Sanaag  Togdheer Iyo Deegano  Kale Oo Badan.

Hadaba  Waxaanu Dadwaynaha Somaliland Dib U Xasuusinaynaa Markii Madaxwaynaha Hada Talada Dalka Hayaa  Ahaa Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka  Kulmiye Ee Uu Hogaan Ka  Hayey Madaxwaynihii Ka Horeeyey Ee Daahir Riyaale Markii Dalka La Keenay Shirkado  Sahamin  Shidaal Samaynaya Waxa Uu Madaxwayne  Siilanyo Sheegay  Inaanay  Suurto Gal  Ahayn Dal  Aan La Aqoonsan  Laga Sameeyo Shidal  Baadhis  Balse 7  Sano  Ka Dib Iyadoon Somaliland  Wax  Aqoonsiya Ka Helin  Beesha  Caalamka Waxa Uu Madaxwayne Siilanyo Dawladiisu Dib  U Bilawday  Sahaminti Shidaalka  Ee Ay Ka Soo Hor  Jeday Xiligii Dawladii Ka Horaysay Bilawday.

Comments are closed